Guidelines for Integrating Gender-Based Violence Interventions in Humanitarian Action

Reducing risk, promoting resilience and aiding recovery

Isu-geynta lacagta, kaarka lacag bixinta iyo tacadiyada ka dhanka ah jinsiga :: Hagaha dhabta ah ee xirfadlayaasha bani’aadamnimada

Ujeedada kaalmadan lacageed iyo foojarka (CVA) iyo rabshadaha ku saleysan jinsiga (GBV) ee la isku soo uruurinayo ayaa ah in laga caawiyo hawl wadeenada bani’aadamnimada iyo bulshooyinka aysaameeyeen dhibaatooyinka iyo colaadaha ilaa:

  • Is waafajinta yareynta khatarta tacadiyada jinsiga iyo adeegyada lacagta iyo kaarka caawimada
  • ku dabakhida ka hortaga tacadiyada jinsiga ee barnaamijyo kaladuwan iyadoo la adeegsanayo CVA markay habboon tahay; Iyo
  • Kudabakhida lacagta iyo kaarka caawimada ka hortaga tacadiyada jinsiga ah iyo ka

Isu-ururintani waxay iftiiminaysaa arimaha mudanka ah in la tixgaliyo, ficilada muhiimka ah, rajooyinka suuban iyo casharada laga bartay si loo caawiyo in shaqaalaha gargaarku la shaqeeyan shaqsiyada iyo bulshooyinka dhibaataysan, sidii ay u ogaan lahayeen una dabagali lahaayeen qataraha tacadiyada / gafafka ka dhanka ah jinsiga looguna dabakhi lahaa mashaariicda inta ay socdaa.

Contributor: CARE, GBV Guidelines, International Rescue Committee, Mercy Corps, OXFAM, UNFPA, UNICEF, Women's Refugee Commission
Region: Global
Sector Resources: Camp Coordination & Camp Management, Cash, Education, Food Security and Agriculture, GBV Specialized Programming, Gender, Health, Livelihoods, Nutrition, Protection, Shelter (includes NFI), Operations Support
Language: Somali
Year: 2019

Open Document

This site is always being updated, so please check back often for new additions, tools, and resources!

Copyright © 2024 • GBV Guidelines

menu